Al Shabaab oo Weerar ku qaaday Garoon Diyaaradeed iyo Janaraaal Odawaa oo ka hadlay

Dagaalyahano katirsan Ururka Al Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe ee caasimada maamulka Koonfur Galbeed, waxaana weerarka kadib halkaasi ka dhacay dagaal xoogan. Ciidanka milatariga Soomaaliya oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe ayaa dagaal iska caabin  ah la galay dagaalyahanada Al Shabaab ee weerarka madaafiicda ku bilowday ku qaaday garoonka … Continue reading Al Shabaab oo Weerar ku qaaday Garoon Diyaaradeed iyo Janaraaal Odawaa oo ka hadlay